25.9 C
Mogadishu
Tuesday, May 21, 2019

Madaxweyne Farmaajo iyo R/wasaare Abiye Axmed oo kulmay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa kulan ku yeeshay Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda...

Xukun dil ah oo lagu fuliyay nin kufsi ka geystay Gedo

Maxkamada ku taalla degmada Garbahaarey ee Gobalka Gedo ayaa waxaa ay xukun dil ah ku fulisay Nin lagu eedeeyey in uu kufsi u geystay...

Madaxweyne Farmaajo oo si weyn loogu soo dhaweeyey Itoobiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa gaaray Addis Ababa ,iyadoo halkaas uu ku soo dhaweeyay Ra”iisul Wasaaraha Itoobiya. Muddane Maxamed...

Muxuu salka ku haya dibad baxa rabshadaha wata ee Boosaaso ka dhacay?

Wararka aan ka heleyno Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Maanta uu ka dhacay banaanbax xoogan. Dadka banaanbaxa dhigayay...

Akhriso: Warbixin aad u siixo badan

Borofesoor Maraykan ah oo dhiga maadada xisaabta ayaa dadku aad u amaaneen ka dib markii internet-ka lagu baahiyey sawir muujinaya isaga oo ilmo yar...

Wararkii ugu dambeeyey khilaafka Keny aiyo Soomaaliya

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahadi Maxamed Guulleed Khadar ayaa BBC u sheegay in marnaba uusan wada hadal ka furneyn muranka la xiriira Xudduud Baddeedka...

Muxuu ku saabsanyahay kulanka garaka ah ee Dowladaha Masar iyo Soomaaliya

Xilli ay Siyaasadda Mandiqadda u muuqato mid calawsan, isla markaana ay Dowladaha Ethiopia, Eritrea, Kenya iyo South Sudan yeelanayaan Isbahaysi aysan Somalia iyo Jabuuti...

Faah faahin ka soo baxaysa dagaal ka dhacay Sool

Shalay Gelinkii hore ayay aheyd markii deegaanka Gambadhe, oo qiyaastii 30km dhanka koonfur bari ka xiga magaalada Laascaanood uu dagaal culus ku dhexmaray ciidamoka...

Dhaq Dhaqaq Militari oo k asocda Gedo

Kadib markii Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ay isaga baxeen deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka Gedo sida faxfaxdhuun ayaa waxaa bilaawday dhaq...

Madaxweynaha Faransiiska oo baaq u diray Midowga Yurub

Madaxweynaha Faransiisa Emanuel Macron ayaa soo jeediyay isbadallo dhowr ah si loo xaqiijiyo mustaqbalka Midowga Europe. Warqad uu aragtidiisa ku daabacay oo laga aqristay Europe...