26 C
Mogadishu
Tuesday, July 16, 2019

Beel Soomaaliyeed Oo Jawaab adag ka bixisay hadalkii Xildhibaan Fiqi

waxa su'aalo badan dhaliyay hadal uu xildhibaan Fiqi la wadaagay saxaafada maalin kaas oo ahaa in xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed cali daahir yahay qof...

Wafdi ka socda QM oo maanta tagaya Kismaayo

Wafdi uu hogaaminayo Madaxa  Hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR Filippo Grandi oo Shalay soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa maanta Waxaa lagu...

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay Shirweynaha Qaran ee siyaasadda dhalinyarada Soomaaliyeed

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay Shirweynaha Qaran ee siyaasadda dhalinyarada Soomaaliyeed,kaasi oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Soomaaliya. Shirkan ayaa...

Shaqooyin Banaan

Si loo dhaqangeliyo qorshaha isla-xisaabtanka iyo daah-furnaanta, waxaa Dawladda Federaalka ka go’an si caddaalad ah oo siman in dadka Soomaaliyeed ay ku helaan shaqooyinka,...

KIMS ayaa ku guuleysatay abaal marinta hal abuurka dhaqan wanaagga maaliyadeed (EFICA AWARD) ee...

SOMALIA TODAY Dubai, ISU TAGA IMAARAADKA CARABTA:   DUBAI –Adeegga caalamiga ee maal gelinta yar yar ee  Kaah (KIMS) ayaa loo magacaabay ku guuleystaha abaal marinta hal...

Xildhibaano mooshin ka gudbiyay Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa la sheegay inay mooshin ka gudbiyeen Madaxweynaha Maamulkaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan. Illaa 50 Xildhibaan oo ka...

Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo la kulmay Xildhibaanada laga soo doortay Jubbaland

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ku sugan Magaalada Muqdisho, ayaa kulan wuxuu la qaatay Xildhibaanada labada Aqal ee laga soo...

Hogaamiyaha Myanmar Aung San Suu Kyi goobihii laga bara kiciyayay dadka Rohinga

Hogaamiyaha Myanmar Aung San Suu Kyi ayaa gaartay gobolka Rakhine halkaasi oo lagu dhibaateynayo Muslimiinta Rohingya. Waa Markii ugu horeysay oo Hogaamiye Myanmar Aung San...

Culimadda Somaliland oo baaq u diray 3da xisbi

Guddida Wanaag farista iyo Xumaan reebista ee Somaliland, ayaa baaq ku aadan habsami u socodka ololaha doorashadda madaxtooyadda ee saddexda Xisbi ee Kulmiye, UCID...

Guddiga difaaca baarlamaanka oo diyaariyay sharciga la dagaalanka Argagixisada

Guddiga difaaca baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in xildhibaanada golaha shacabka ay si deg deg ah ku horgeyn doonaan sharciga la dagaalanka...