25 C
Mogadishu
Wednesday, January 16, 2019

Waa kuma Janaraal Gabraha Cusub ee 2017 da sida wayn loo hadal haayey! ...

Madaxda maamul goboleedyada iyo siyaasiyiinta soomaalida ee daba dhilifyada u ahaa waqti dheer Itoobiya ee Adis Ababa looga talin jiray uuna si fool xun...

Dhaymankii dib loo helay maxaa loo dhaliilay (Faallo)

Waa macqul micnaha iyo ujeedka su'aashan in aad ku wareerto balse waa su'aal muhiim ah in lays waydiiyo hadaba Faaladaan ayaa ku qaadaadhigayaa ujeedka...

Bulshooy Ku baraarugsanaada Wellee Abaal Nin Galaa Badan Nin Gudaase Yer {-F A...

Xaqiiqda marka laga hadlaayo  ma ahan in leyska indho tiro  wadciga jira iyadoo la mala Awaalayo Hadalo Ku turi kuteen ah Oo loogu Qiil...

Baro nuucyada Ragga ee ay Gabdhaha Soomaaliyeed u jecelyihiin

MUQDISHO:- Salaan diiran kadib dhammaan akhristayaasheena sharafta leh ee bogeena Somalia Today waxa aan maanta idiin soo gudbinaynaa qormo ka hadlaysa nuuca ragga ee ay...

Bixinta Canshuurtu Ma waajib-baa mise (Qormo)

Canshuur waa lacag samofal ah oo qasab ku ah in laga qaado muwaadin kasta,isla markaana gacan ka geysan kara in bulshadu hesho adeegyada caafimaadka,waxarashada,biyaha,korontada...

Canshuur- Bixinta: Waa Maxay Canshuur?

canshuur waa lacagta lasaaro ama laga qaado daqliga qofka muwaadinka ah. Faa'iidada Canshuurtu Leedahay. Dawladaha dhaqaalahoodu wuxuu ku tiirsanyahay canshuuraha ay ka ...

KIMS ayaa ku guuleysatay abaal marinta hal abuurka dhaqan wanaagga maaliyadeed (EFICA AWARD) ee...

SOMALIA TODAY Dubai, ISU TAGA IMAARAADKA CARABTA:   DUBAI –Adeegga caalamiga ee maal gelinta yar yar ee  Kaah (KIMS) ayaa loo magacaabay ku guuleystaha abaal marinta hal...

8 Arimood Oo La Isaga Ilaaliyo Jinka Iyo Sixirka

1.Cunista timirta: cun 7 xabo oo timir ah markaad soo toosto cuntada ka hor, Nabigeena NNKH waxaa la wariyay inuu yiri: “Qofkii subax kasta...

Dhamaadka Alshabaab!!!

Qaraxii Ka dhacay magaalada Muqdisho ee ugu dhimashada badnaa inta taariikhda la xusuusan yahay, waxa uu ahaa kii ka dhacay 14-ka oktoobar meesha loo...

Faallo: Soomaaliya Waa Dalka Labaad Ee Loo Dhinto Wasaqoobidda Hawada

Muddo Toboneeyo sano ah, wasaqoobidda hawada waxaa ay dhib ku heysay nolosha dadka, waxaa ka gaabiyay wax ka qabashada dowladaha iyo hey’adaha kale ee...