Qal Qalkii Calan wadaha Kulankii Xalay Liverpool iyo Roma Iyo Xog ku saabsan kulanka

0
518

Labo gool uu si qurax badan u dhaliyay Mohamed Salah qeybta kowaad ee ciyaartii Anfield ka dhacday habeenimadii talaadada. Iyo gool uu dhaliyay Sadio Mane kaambiyaha dambe ka hor inta uusan Roberto Firmino laba gool dhaafsiin shaqaba ayaa Reds u sahashay guushii ciyaarta Roma.

Liverpool ayaa goolal faa’iido ah wadata ka hor ciyaarta lugta labaad ee Roma u safri doonto asbuuca dambe kadib kulankii lugta kowaad ee afar dhamaadka Champions League oo ay ku adkaadeen 5-2.

Habada dhacdooyin xiisa badan ayaa ka dhacay ciyaarta

Walwal ku bilaabashadii Calan wadaha

Garsooraha leenka ama calan wadaha ayaa ka jabay calanka markii ay ciyaartu socotay 5 daqiiqo, wuxuuna mar taagay qoriga kaliya maadama uu calan gacanta kale ku heystay.

Dhacada calan wadaha qabsatay ayaa ugu dambeyn waxa xaliyay kaaliyaha afaraad ee ciyaarta oo u badalay quriga calanka.

Balse dib ayuu u helay calankiisa isagoona daqiiqadii 33-aad goolk garab dhaaf ah ka diiday  Sedo Mane

The linesman had a moment to forget when his flag broke on him early on at Anfield

The official tried to put his flag back together during the early stages of the match

The linesman then had to wait for the fourth official to try and help him out on Tuesday

Taxadarkii Firmino kasoo halis galin tagay Salah

Firmino ayaa qaab waali ah u dabaaldagay goolkii labaad ee Mohamed Salah wuxuuna ku sigtay inuu darbo ku dhufto Salah

Kadib markii u baas dhex ka bixis ah siiyay Firmino laacibka Salah ayaa goolka labaad si xirfadeysan kaga dulqaaday goolhayaha, laakiin dabaalgadii xushamada ahaa intii uu ku jiray  Salah waxaa gadaashiisha ka yimid Firmino oo qaab sare u dabaaldagaya waxeyna lugta laacibka reer Brazil  la simneed madaxa Mohamed salah, balse nasiib wanaagsan wax qatar ah ma gaarin wiilka reer Egypt.

Waxey noqon kartay arin ka murjisa macalinka kooxda haduu dhib gaari lahaa Salah madaama ciyaarta dhaawac looga saaray Oxlade-Chamberlain

Roberto Firmino performs his trademark celebration after Salah's second goal of the night

Taageere ku dhajiyay gurigiisa Boorka Klopp

Liverpool waxey si xoogan ku dhaaftay kooxda Roma kulanka Lugta hore ee afar dhamaadka Champions League.

Laakiin taageere Liverpool ayaa gurigiisa kaga dhaliyay saqafka kore boor uu ku sawiran yahay Klopp kasoo ay ku qoran tahay “Jurgen ayaa ku guuleystay semi-finalka”

Inta badan taageerayaasha kubadda cagta ayaa looga bartay iney boorar ay wax ku qoran yihiin ay kusoo bandhigaan gudaha garoonka laakiin taagerahan waa mid taas ka duwan sameyay.

Liverpool fans displayed a cheeky Jurgen Klopp banner before kick-off on Tuesday night

Kubadda Cagtu waa Saaxiibtimo

Kadib xasuuqii loo gestay kooxda Roma kulankii lugta kowaad ee Afar dhamaadka Champions League, laacibka qadka dhexe ee Radja Nainggolan ayaa soo dhigay Video bartiis Instagram.

Xiddiga reer Belgium ayaa kula kulmay Salah banaanka qolka labiska iyagoo laabta is galiyay labada saaxiib, ka hor inta uusan Mo Salah laba gool ka dhalin Kooxdiisii hore, hadaba kubaddu ma ahan cawaado.

Radja Nainggolan and Mohamed Salah embraced in the tunnel before kick-off

The pair were seen hugging each other as they made their way inside Anfield on Tuesday

SHARE